Foot and Mouth Disease: cudurka Afka iyo Qoobka (CABEEB)

0
Tuesday April 27, 2010 - 15:25:07 in News & Events by Super Admin
  • Visits: 2485
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Foot and Mouth Disease: cudurka Afka iyo Qoobka (CABEEB)

    Keenaha Cudurka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

File Attachment
Size: 226 KB
Keenaha Cudurka

Cudurka Cabeebka waxaa keena oo sabab u ah nafley yar-yar oo aan indhuhu arki karin

qalabka wax weyneeya la’aantiis oo ah kuwa loo yaqaan Fiiruska.

Wuxuu u kala baxaa cudur keenuhu 7 nooc oo kala ah: O, A, C, SAT 1, SAT 2, SAT 3 iyo Asia

1. Noocyada kala duwan ee cudurkan Cabeebka qaarba waxay u yihiin gaar oo ka dhacaan qaaraddaha qaarkood, waana sidatan:

Gobolka Geeska Afrika inta Soomaalidu degto noocyada laga helay waxay yihiin; O, A iyo

SAT 2

Baahsanaanta Cudurka

Adduun weynaha cudurka Cabeebka waxaa ka nabad galay wadamo tiro yar oo keliya kuwaas oo aan weli lagu arag waxaana ka mid ah; New Zealand, Jabaan iyo wadamada Badhtamaha Qaaradda Koonfurta Ameerika qaarkood. Waxaa cudurkan lagu guuleystay in laga cidhibtiro wadamada ay ka mid yihiin, Australia, Canada (Kanada) iyo Maraykanka.

Wadamada Qaaradda Urub (Europe) badidooda iyana waa laga cidhibtiray, inkastoo dhowaan dhowr jeer Cabeeb ka dilaacay dalka Boqortooyada Ingriiska (U.K.)

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip